SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Spain”Marna ma aqabalayno gooni isutaagga Catalonia”

Spain(SONNA) Xafiiska ra'iisul Wasaare Mariano Rajoy , ayaa warbixin kasoo baxday lagu sheegay in Dowladda Spain ay ku gacan seertay baaqii uu u jeediyay...

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo taageertay Musharax Maxamuud Nuur

Iyadoo weli  ay soconayaan ololihii doorashada Golaha Deegaanka ee magaalada Minneaplis ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool magaalada waxay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si weyn loogu soo dhaweeyey Sudan (Sawirro)

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo...

Maxkamad ku taala Turkiga oo xukun ku ridday dad isku dayay iney dilaan madaxweyne Erdugan

Maxkamad ku taalo dalka Turkiga ayaa xukun ku riday 40-Qof oo lagu helay danbi ah iney qorsheynayeen shirqool lagu dili rabay madaxweynaha dalkaasi Recep...

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay sameynta dallad dhaqaale oo ay ku mideysanyihiin dalalka Geeska Afrika

Khartuum(SONNA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cumar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...