SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo kulan la qaadatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Suudaan

Kulanka ay wada qaateen Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowladda Suudaan DR...

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo qodobo kale

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka khamiislaha ah ee golaha Wasirada. Labada Madaxweyne ku xigeen ayaa Madaxweynaha kala...

Ciidamada Ciraaq oo Kooxda Daacish kala wareegay magaalo muhiim ah

Muqdisho(SONNA) Ciidamada Militariga Ciraaq ayaa la wareegay magaalada Hawija,oo ah magaaladii ugu danbeysay oo ay ku xooganaayeen Xoogaga hubeysan ee Daacish,sida lagu sheegay war...

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo taageertay Musharax Maxamuud Nuur+(Sawiro)

Minneapolis(SONNA) Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doortay magaalada Minneapolis iyo boqolaal dadweyne Soomaaliyeed ah ayaa taageero xoogan u muujiyay Musharax Maxamuud Nuur oo ah...

Dad maleegayay shirqool lagu dili lahaa madaxweyne Erdogan oo lagu xukumay Turkiga

Muqdisho(SONNA) Maxkamad ku taalo dalka Turkiga ayaa xukun ku riday 40-Qof oo lagu helay danbi ah iney qorsheynayeen shirqool lagu dili rabay madaxweynaha dalkaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...