SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi ka socda SONNA oo ka qeyb galaya Shirka Wakaaladaha wararka Islaamka

Muqdisho (SONNA) Agaasimaha Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdullaahi Sheekh Cabdi raxmaan Heybe iyo Ibraahim Maxamuud Axmed oo ka mid ah Shaqaalha Wakaalada ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Calanku qiimo yeelan maayo haddii midnimo la waayo”

Muqdisho (SONNA) Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Dawladda hoose ee Xamar, iyadoo...

 khilaaf kasta waxaa xal u ah Iskaashi iyo wada shaqeyn.

  Wada shaqeyn iyo iskaashi  oo la micno ah wax wada qabsi waxaa la gaari karaa marka la helo hogaamiyaal bulsho mideysan oo u diyaar...

Dr. Cabdulkadir Cali Bolay”Maalinta Calanka 12 Octoober”

Muqdisho (SONNA) Waxaan hambalyo iyo boogaadinba halkaani ugu soo gudbinayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maanta oo ah sanad guuradii 63aad...

Dowladda Spain oo 5 maalmood u qabatay hoggaamiyaha Catalonia

Spain(SONNA) War ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa lagu sheegay in uu  u qabtay muddo shan maalmood gudahooda hoggaamiyaha Catalonia...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...