SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qorshihii dhismaha 10,000 kun guryo ee Turkigu balanqaady oo meel fiican maraya

Ankara(SONNA) Mudane Saadiq C/llaahi Cabdi  Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday...

Sadax qof oo naftoodi haligayaal ah oo isku qarxiyay Syria

Syria(SONNA) Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammanka Dalka Siiriya,Saddex qof oo naftoodi haligayaal ah  ayaa isku qarxiyey meel u dhaw xarunta taliska guud ee booliska...

Munaasabad Lagu Maamuusayay Maalinta Calanka Soomaaliya Oo Caawa Muqdisho Lagu Qabtay

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra'iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno katirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa caawa ka qayb...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Goobaha Waxbarashada Gobalka Banaadir+Sawirro

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta konmeer ku tagay dhowr xarumood oo isugu jira xaromo ay wax...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn

Muqdisho (SONNA), Oktoobar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...