SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddiyada joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan yeeshay

Muqdisho (SONNA) Kulanka 13-aad ee Guddiyada joogtada ah ee Golaha shacabka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ayaa waxaa shir...

Ciidamada amaanka Maamulka Puntland oo Gubay lacago  Been abuur ah  “Sawirro”

Garoowe (SONNA)  Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku gubtay Lacago shallin Soomaali oo faalso ah, islamarkaana ay...

In ka badan 37 qof oo ku dhintay daadad ku fatahay dalka Viyetnam

Muqdisho (SONNA) Tirada dadkii ku dhintay daadad ku fatahay dalka Viyetnam oo wata dhoobo ayaa korortay,taasoo ka dhalatay roobab ka da’ay Waqooyiga dalkaasi Viyetnam. Warbaahinada...

Xamaas iyo Fatax oo heshiis ku gaaray Masar

SONNA: Inkastoo qorshuhu yahay in heshiiskaan la baahiyo galinka dambe ee maanta, haddana heshiiska Xamaas iyo Fatax oo ah mid is afgarad ah, waxa...

Soomaaliya oo 34 sano kadib soo ceshatay xuquuqda codeynta ee urur caalami ah (SAWIRRO)

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...