SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

R/wasaare khayre oo la kulmay Madaxweyne Ordugan

Muqdisho(SONNA):--Mudane Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa la kulmay madaxweynaha Dalkaasi Rajib  Dayid Ordugan. Madaxweyne Ordugan iyo Raiisul Wasaare Khayre...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo sheegay dowladda inay ku guuleysatay in joogto loo bixiyo mushaarka Shaqaalaha bil walba

Muqdisho(SONNA),  Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka, ayaa ka hadlay arrimo badan...

R/W Khayre “Madaxda Turki Waxay Diyaar u yihiin in ay ka Qayb qaataan la Dagaalanka iyo Cirib-tirka Argagixisada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si hab-maamuus ah loogu soo...

R/W Khayre “Madaxda Turki Waxay Diyaar u yihiin in ay ka Qayb qaataan la Dagaalanka iyo Cirib-tirka Argagixisada”

Muqdisho (SONNA), 26 October 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo khamiis ah dhigiisa Dalka Turgiga Ben Ali Yildirim kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...