SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale

  Muqdisho (SONNA) , 26 Oktoober 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa Turkiga “Sawirro”

Muqdisho(SONNA) Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo khamiis ah dhigiisa Dalka Turgiga Ben Ali Yildirim kulan kula qaatay Magaalada Ankara...

Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale

 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar)....

Taariikh Nololeedka Gen: Max’ed Abshir Muuse+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen: Max’ed Abshir Muuse ayaa Xalay ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee dalka maraykanka. Taariikh Nololeedka Taliyaha:- General Max’ed Abshir...

Ururo Soomaali oo ka shaqeeya Arimaha Bulshada oo Turkiga uga mahad celiyay taageerada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Ururo Soomaali oo ka shaqeeya Arimaha Bulshada ayaa booqday safaarada Turkiga ay ku leedahay dalka Holand si ay mas'uuliyiinta safaarada Turkiga uga mahad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...