SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qaramada Midoobe oo Dowadda Suuriya ku eedeeysay weerar hubka Kiimikada loo adeegsaday

Muqdisho(SONNA) War Qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Bishaar Al-asad ay ka danbeyso weerar Hub kiimiko loo...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo soo xiray shir looga hadlayay Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Xiritaanka shirkan loogaga hadlayay Horumarinta kalluumaysiga Soomaaliya waxaa ka soo qayb galay Madaxwayanah Puntland ,wasiir ku xigeenka kalluumeysiga iyo khayraadka badda Somaaliya,wasiirada kalluumaysiag...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo soo xiray shir looga hadlayay Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Soomaaliya

Xiritaanka shirkan loogaga hadlayay Horumarinta kalluumaysiga Soomaaliya waxaa ka soo qayb galay Madaxwayanah Puntland ,wasiir ku xigeenka kalluumeysiga iyo khayraadka badda Somaaliya,wasiirada kalluumaysiag ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo sheegay dowladda inay ku guuleysatay in joogto loo bixiyo mushaarka Shaqaalaha bil walba

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka, ayaa ka hadlay arrimo badan oo...

R/wasaare khayre oo la kulmay Madaxweyne Ordugan

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa la kulmay madaxweynaha Dalkaasi Rajib  Dayid Ordugan. Madaxweyne Ordugan iyo Raiisul Wasaare Khayre...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...