SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Jabuuti iyo Marocco oo Gaaray Heshiisyo Muhiim ah

Rabad-(SONNA) Labada dal Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka iskaashiga siyaasadda iyo booqashooyinka. Dhinaca Dowladda Jabuti  waxaa heshiiskaasi u saxiixay Wasiirka arrimaha Dibadda, ahna...

Kulan looga hadlayay baahiyaha ka jira Hirshabeelle oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Jowhar(SONNA) Kulan hal maalin socday loogana hadlaayay siddii loo dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ka jra maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar...

Odayaasha dhaqanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni...

Seddax Qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Dukaan ku yaalo Mareynkanka

Muqdisho(SONNA) Saddex Qof ayaa la dilay ka dib toogasho ka dhacday dukaanka Walmart  ee magaalada Thornton ee dalka Mareynkanka, sida uu sheegay Booliska. Kooxo hubeysan...

Hogaamiyaha dalka Myanmar oo gaartay Gobolka Rohingya

Muqdisho( SONNA) Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa gaartay gobolka Rakhine halkaasi oo lagu dhibaateynayo Muslimiinta Rohingya. Waa Markii ugu horeysay oo Hogaamiye Myanmar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...