SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Koorso waxbarasho ah loo furay

In ka badan 70 Sargaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  ayaa maanta loo furay koorsooyin ay ku  baran doonaan luuqada Ingariiska...

Madaxtooyada Soomaaliya oo been abuur ku tilmaantay warqad baraha bulshada la soo dhigay

Iyadoo saacadihi ugu dambeeyey baraha bulshada lagu arkayay warqad been abuur ah oo lagu sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya...

Guddoomiyaha G/banaadir oo soo xiray Barnaamijka Aminiga iyo hormarinta Caasimadda “Sawirro”

Muqdisho (S0NNA) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen qaar kamid ah Masuuliyiin Maamulka Gobolka, ayaa...

AKHRISO: Odayaasha dhaqanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Muqdisho(SONNA) Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada...

Guddoomiyaha G/banaadir oo soo xiray Barnaamijka Aminiga iyo hormarinta Caasimadda

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen qaar kamid ah Masuuliyiin Maamulka Gobolka, ayaa soo xiray...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...