SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qoysas Hantidii ay lahaayeen ku waayay gacanta Kooxda Al-Shabaab oo codsi u diray Dowladda+(Sawiro)

Dhuusamareeb(SONNA) Dadkaan oo gaaraya 450-Qof  kana kooban 170-Qoys una badan Haween iyo Carruur ayaa dhowaan soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud kuwaasoo ka...

Maleyshiyaad ka tirsan Argagixisada Al shabaab oo lagu dilay Shabelaha Dhexe

Degaanka Basra ee gobolka Shabelaha dhexe ayaa saaka howlgal balaaran oo ay ka sameeyeen ciidammada xoogga dalku waxaa ay ku dileen tiro ka tirsan...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay xeerka siyaasada dhalinyarada Qaranka

Shirka Khamiislaha ah ee golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomay Magaalada Muqdisho waxaana shir gudoomiyey Mudane Xasan Cali Kheyre...

Maydka Taliyihii Ciidanka nabad galyada wadooyinka oo Muqdisho lagu Aasay

Allaha unaxariistee taliyihii Ciidanka ilaallada nabadgalyada wadooyinka ee Trafico Gen Cali Maxamed Cali "Cali Shariif oo maalmihii dambe ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho ayaa saaka...

Militariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay maleeshiyaada katirsan Arggagixisada Shabaab

Muqsisho(SONNA) Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo ay ku sugan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...