SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo xariga ka jaray xarrunta cusub ee Telefishinka Jubbaland.

iyadoo la fulinayo heshiiskii dhawaan magaalada Muqdisho ay kuwada saxiixdeen Agaasimaha TV-ga qaranka Soomaaliyeed (SNTV) iyo Agaasimaha TV-ga Jubbaland oo qeexayay xoojinta wada shaqeynta...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-Guddoomiyey Shirka Amniga oo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen.(SAWIRRO)

Muqdisho, 11 November 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee...

Ciidamamda Soomaaliya oo burburiyey xaruntii Qaraxyada Al-shabaab

Muqdisho(SONNA):---Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay howlgallda ka dhanka...

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo damaanad qaaday daryeelka Wariye ku dhaawcmay weerarkii Hotel Naasa-Hablood 2.

Deeqo Cubeyd Maxamuud oo ah Wariye ka howlgaleysay Radio Afgooye islamarkaana ka mid aheyd dadki ku dhaawacmay weerarkii 28-kii bishi hore ka dhacay hoteelka...

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay Saraakiisha Taliska 21-aad ee CXD

Cadaado(SONNA):--Mudane C/llaahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maant gaaray Magaalada Cadaado, halkaasi oo siweyn loogu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...