SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Oomaar”Waxaan Umadda Soomaaliyeed u sheegeynaa in Garoonka Muqdisho Amaankiisu yahay Boqolkiiba Boqol”.

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyay Wararka sheegaya in Amni...

Mareykanka oo faah faahiyay duqeymihi ugu dambeeyey ee Al Shabaab lagu beegsaday

War qoraal ah oo laga soo saarey xarunta taliska Ciidamada Militariga Mareykanka ee Africa u qaabilsan ayaa lagu faah faahiyay in Duqaynta Habeenkii Jimcaha...

Wasiirka arrimaha Gudaha”Deegaanada Qaar Gole deegaan lagama hirgelinkaro sababo Amni”

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shir ay hogaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shalay Muqdisho  Furtay Shir looga hadlayey dhisiadda Golaha Deegaanka ayna...

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo la wareegtay daryeelka gabar saxafiyad ah oo ku dhaawacantay weerarkii Hotel Naasa Hablool laba+Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Deeqo Cubeyd Maxamuud oo ah Wariye ka howlgaleysay Radio Afgooye islamarkaana ka mid aheyd dadki ku dhaawacmay weerarkii 28-kii bishi hore ka dhacay hoteelka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meelmariyay Hindise Sharciyeedka Biyaha

Muqdisho(SONNA)-Kalfadiga 2-aad kulankiisa 28-aad ee mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay guddigii loo xil...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...