SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan oo kulamo la qaadatay ganacsatada ugu waaweyn dalkaasi+Sawirro

Muqdisho (SONNA), Masuuliyiinta  safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan  oo ay hoggaaminayso Danjire Marwo Khadiija Maxamad iyo u qaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha ee Safaaradda  Khadar...

Maamulka Jubbaland oo bilaabay Mashaariic shaqo loogu abuurayo dhalinyarada

Kismaayo(SONNA):--  Mashruuc shaqo loogu abuurayey dhalinyarada ku nool Tuulooyinka hoostaga magaalada kismaayo tababarna lagu siinayey  qaar kamid ah dhalinyarada ku nool deegaanada  kala ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo daah furtay Nidaam Cusub oo Askari walba uu ku qaadanayo Mushaarkiisa+Sawiro

Muqdisho(SONNA):-- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah furay Diiwaan-galinta Ciidamada Xooga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya ...

Harka Muwaadiniinta Waa Dawladnimo Kaliya!!!

Muqdisho(SONNA):--Weligaa ma is waydiisay waxa kaliya oo ay muwaadiniin dal kaliya ku nool wadaagi karaan? Mise is waydiisay haddii ay waayaan waxaasi sida ay...

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Wakiilka Bangiga Adduunka +Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Ducaale Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr Hugh Riddell. Wasiir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...