SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qarax sabaabay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso(SONNA) Ciidamada katirsan maamulka Puntland ayaa lagu soo waramaya in lagu beegsaday qarax bombaano xili ay ku sugnaayeen wado aad u mashquul badan oo...

Xuska dhalashada Nabigeenna (NNKH) oo maanta ka soconaya Gobollada dalka

Muqdisho(SONNA) Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa maanta ka soconaya gobollo ka tirsan dalkeena Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada muslimiinta ah. Dowladda Federaalka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Baladul-Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa.+Sawiro

Shabeelada Hoose(SONNA) Kadib howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga  shalay Al-shabaab kagala wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha...

Ra’iisal wasaaraha oo xalay kormeeray baraha Ciidamada Xasilinta Caasimadda

Muqdisho(SONNA) R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay kormeeray baraha Ciidamada Xasilinta ee Caasimadda Muqdisho. Kormeerka uu sameeyay Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre...

Dhageyso: Wasiirka Amniga oo soo saarey amaro cusub

Muqdisho(SONNA) Wasaaradda Amniga gudaha  xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...