SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maalinta Caalamiga ah ee Naafada Aduunka oo Muqdisho laga xusay”Sawirro

Muqdisho (SONNA) Sadexda december  oo ah Maalinta Caalamiga ee Naafadada Aduunka ayaa munaasabad lagu xusayey oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeyb...

Soomaaliya oo laga xusay maalinta Aidiska Adduunka

Muqdisho(SONNA) Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka  ayaa lagu qabtay Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho, taasoo ay kasoo qayb-galeen masuuliyiin ka...

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigay waxqabadkooda”Sawirro

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu soo bandhigayey Waxqabadka Xukuumadda iyo qorshaha...

Guddiga shaqaalaha rayidka oo ka saacidaya Dowlad goboleedyada dalka hanaanka diiwaangalinta shaqaalaha”Sawirro

Muqdisho (SONNA) Guddiga shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay waxa ay kormeer ku bixiyeen Xarumaha Maamul goboleedyada Dalka si ay wax...

WAR-BiXIN:-Haweenku Waa udub dhexaadka Bulshadeenna

Muqdisho(SONNA):--Dal walba waxaa dhisa oo wax ka dhiga bulshadiisa, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare, Iyadoo ay sidaas tahay ayaa Haweenka soomaaliyeed  maadaama...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...