SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Sacuudiga oo soo dhaweeyey wadahadallo lala galo Madaxweynihii hore ee Yamen Cali Cabdalla Saalax

Isbahaysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa soo dhaweeyay hindasa uu soo jeediyay madaxwaynihii hore ee Yamen, Cali Cabdulle Salax, oo dalbaday in wadaxaajood lala galo. Bayaan...

Dagaalo dad ay ku dhinteen oo wali ka socda dalka Yamen

Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman...

Golaha wasiirada cusub ee Zimbabwe oo la dhaliilay

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe ayaa badalay labo wasiir oo ka tirsan golaha cusub ee dhowaanta uu soo magacaabay. Dhowr maalmood ayaa laga joogaa markii Mnangagwa...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Cape Town (SONNA) Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in koox hubeysan ay ku dhex dileen gaari uu watay xili uu kusii jeeday...

R/wasaare Kheyre oo ka qeyb-galay Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka Xukuumadda

Muqdisho(SONNA):--Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa  ka qeybgalay Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka Xukuumadda iyo Geedi socodka hanaanka dowladda oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...