SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dad Shacab ah oo xalay Dil iyo Dhaawac loogu geystay Gobolka Hiiraan

Hiiraan(SONNA) Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii xalay deegaan ka tirsan Gobolkaasi lagu dilay Dad shacab ah kuwo kalena lagu dhaawacay. Ilaa...

Dunida Islaamka oo walaacsan go’aanka Trump ee ku aadan aqoonsiga Qudus

Falastiin(SONNA) Iyadoo Mareykanka uu wado qorshe Magaalada Qudus uu ugu aqaansanayo in ay tahay caasimadda Israel ayaa waxaa soo ifbaxaya walaaca dalalka Islaamka ay arrintaasi...

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee dalka, xoojinta wada...

Ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Yemen oo diiday sheegashada Xuutiyiinta

Muqdisho(SONNA):-- Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Ali Abdullah Saleh,ayaa beeniyay wararka sheegaya in kooxaha Xuutiyiinta ay la wareegeen gacan ku...

Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay 8-Xisbi siyaasadeed oo ka dhacday Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-- Munaasabad Shahaadooyinka lagu Gudoonsiinayey Xisbiyo Siyaasadeed kuwaasi oo  ah kuwii ugu horeeyey Xisbi ahaan loo aqoonsado ayaa Maanta ka dhacday Magaaladda Muqdisho, waxaana...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...