SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

AKHRISO: Nuxurka Khudbadaha laga jeediyay Wejiga Labaad ee shirka London

Muqdisho(SONNA):-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wejiga Labaad ee shirkii london oo maanta si rasmi ah uga furay Muqdisho...

Madaxweyne Farmaajo oo goor-dhow furay Wejigii Labaad ee shirkii London+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sheegay in la xoojinayo Ciidamada Badda Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-- Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa sheegay in waxyaabaha shirka Golaha Amniga Qaranka ee shalay ka qabsoomay Muqdisho looga hadlay...

Madal looga doodayey horumarada iyo caqabadaha ka jira dib u habaynta maamulka dowliga ah oo la soo gabagabeeyey+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-- Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda (Capacity Injection Project CIP) ayaa maanta  lagu soo gabagabeeye Hotel Royal Palace. Madshan oo looga doodayey...

Wejigii 2-aad ee shirkii London oo Muqdisho ka furmaya

Muqdisho(SONNA) Waxaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo kol hore ka dhacay Magaaladda London ee xarunta Dalka Britain. Shirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...