SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xuutiyiinta Yeman oo sheegtay in ay dileen Cali Cabdalla Saalax

Yeman(SONNA) Cali Cabdalla Saalax Madaxweynihii hore ee Yemen ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in uu dhintay,iyadoo warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan in...

Madaxweyne Farmaajo” Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaan ku filan iney la wareegaan Amniga”+Sawirro

  SONNA, Muqdisho;  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Amniga Soomaaliya ee ka furmay magaalada Muqdisho ayaa...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland

Muqdisho(SONNA):-- Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Marwo khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan ku-xigeenadeeda ayaa maanta ku soo dhoweysay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada...

Golaha shacabka oo ansixiyay Xubin ka mid noqon doonta Guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo dib u eegista dastuurka

Muqdisho(SONNA):-- Xildhibaanada Baarlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ayaa ansixiyay xubin ka mid noqon doonta  Gudiga...

Kulan loogu duceynayay dadkii ku dhintay Qaraxii Hotel Shaamoow oo ka dhacay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-- Munaasabad loogu baroordiiqayay Alle ha u naxariistee  Ardaydii  iyo Mas"uuliyiintii  heerka Qaran ee ku dhintay Qaraxii 3-dii Decenbar 2009-kii ka dhacay Hotel Shaamoow...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...