SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD+(SAWIRRO)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe ,...

Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u dabbaal degaya sanad guuradii 69-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay.

Sanadkii 1951-kii, 9 sano ka hor intii aan dalku xor noqon ayaa uu hawada soo galay Radio Muqdisho. Waa raadiyaha labaad ee ugu facweyn...

UNHCR:Gurmad Xooggan ayay ubaahanyihiin qaxootiga Itoobiya ee Sudan ku sugan.

Hay’addaha gargaarka ee qaramada midoobe ayaa dalbaday 147 malyuun oo dollar si loo caawiyo qaxootiga itoobiya ee ku sugan dalka Sudan. Filippo Grandi oo ah...

Madaxweynaha Itoobiya oo Maanta lagu soo dhaweeyay Dalka Jabuuti+(SAWIRRO).

Madaxweynaha itoobiya haweeneyda lagu magacaabo Shale-Work Zewde ayaa maanta gaartay dalka Jabuuti halkaas oo ay uga bilaabatay booqosho rasmi ah oo labo maalmood ah. Waxaa...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo heshiis 57,000 oo arday lagu siinayo waxbarasho lacag la’aan ah la yeelatay sanduuqa maalgelinta Qatar+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom-ka uga qeyb...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...