SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO) BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA MAANTA ©SNTV // 29.11.2020.

Halkan ka Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta SNTV. https://youtu.be/hv1byF5i-0k

Wasiirka Howlaha guud JFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa shirka todobaadlaha la yeeshay Madaxda Qeybaha kala duwan ee Wasaaradda+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Xil Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehlinayo Wasiir kuxigeen Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Xuseen Geedi ayaa shir gudoomiyey shirka...

(DAAWO) SAWIRRO: Dabaal dega Sanad guurada 69-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Radio Muqdisho.

Radio Muqdisho oo dhidibada loo taagay Sanadkii 1951-kii, 9 sano ka hor intii aan dalku xor noqon. Waxa ay eheed raadiyaha labaad ee ugu...

Wasiirka Qorsheynta XFS iyo Hant-dhowrka guud ee qaranka oo kawadahadlay Mashaariicda dalka+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Xassan ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Hanti-dhowrka Guud Qaranka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Afgoye. Hanti-dhowrka...

Wasaaradda shaqada XFS oo daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo uu sameeyay COVID-19+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa maanta daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...