SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Doorashooyinka Baarlamanka Jabuuti oo Maanta Furmaya.

Waxaa Saaka oo Jimca ah Dalka Jabuuti looga dareeray goobaha cod-bixinta Baarlamaanka oo ay ku tartamayaan xisbiyada kala duwan ee Dalkaasi. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Baarlamaaniga...

shirka Golaha wasiirada oo loga hadley arimaha amaanka dalka

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa looga dooday heshiiskii...

wafdiga ka socdey dowlada turki oo booqdey xafiiska madaxweynaha dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey. Madaxweyne Farmaajo...

Raa’iisul Wasaaraha Dalka oo la kulmey Raa’iisul wasaare ku xigeenka Turki

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqdey xabsi si caalami loo dhisey

Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqday Xabsi cusub oo si caalami ah u dhisan, kaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...