SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Eng: Yariisoow oo booqdey dadkii ku dhaawacmey qaraxii shaley

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay...

Ciidamada amaanka oo ka hortagey weeraar argagaxiso damacsanayeen

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow  ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howlgalkaasi, islamarkaana ciidanku ay dileen ilaa 5...

Ciidanka Xooga dalka oo burburiyey fariisimo alshabaab ku lahaay Gedo

Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac, ayaa sheegay in Ciidnka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...

guddoomiye Yariisoow oo xaflad u sameyey gudiga doorashooyinka

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xarunta dawladda hoose ee Xamar ugu sameeyey Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose.

Ugu yaraan Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda nabad diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar xagga cirkaa ah oo xalay ka dhacay Tuulada Bangeeni...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...