SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xafiiska adeegyada heer degmo ee dowlada hoose oo laga hirgaliyay Deyniile iyo Dharkiinley

Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Deyniile iyo Dharkiinleey...

kulan wadatashi ah logana arinsanaayo hanaanka dhameystirka dastuurka jamuuriyada soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankan wadatashiga ee madasha dastuurka ee baarlamaanada heer federal iyo heer dowlad gobleed ayaa waxaa ku sugnaa gudoomiyaha golaha aqalka sare,gudoomiyayaasha barlamaanada dowlad goboleedyada,...

Masuuliyiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo kulan la qaatay Shirkadaha iska diiwaan galiyay Hay’adda

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ay hoos timaaddo Astaanta Internetka Dalka (dotSO) ayaa kulan wada-tashi ah u qabatay shirkadaha Soomaaliyeed ee diiwaan-geliya dotSO. Ujeeddada kulanka oo...

Shirka waxbarashada ee lagu qabtay magaallada dhusamareeb oo war murtiyeed laga soo saaray

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasaaraddaha Waxbarashadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee...

Madaxweyna Farmaajo oo dhigiisa Masar uga mahadceliyay garab istaagooda xilli qadka talefanka kuwada hadleen

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...