SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo Khudbad ka jeediyay shirka 45-aad ee “OIC”

Muqdisho(SNTV);- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud oo shirka dalalka ku midoobay Ururka Iskaashiga Islaamka “OIC” uga qeyb galay...

Xaflad lagu taageeryay gudoomiyaha la doortay ee golaha Shacabka oo lagu qabtay dalka Mareykanka

USA-(SNTV)-Xaflad lag soo dhaweynayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Somaliya Amb ; Maxamed Mursal Sheekh, ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Dalka Maraykanka. Xafladdan oo...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Guddoonka Gollaha Shacabka

Muqdisho(SNTV);- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddoomiyaha cusub...

Gen. Bashiir Ameeriko oo kulan dhiiri gelin ah Djibouti kula qaatay Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir Sports Clup

Djibouti (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, ayaa kulan...

Golaha Wasiirada XFS oo maanta ka hadlay arrimaha Fatahaada iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa

Muqdisho, May, 06, 2018—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...