SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Eng. Yarisow, oo kulan la qaatay Danjiraha dawladda Norwey u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha obolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa  kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Norwey u fadhiya Soomaaliya Vebjorn...

Kheyre oo la dar-daarmay ciidamo isku dhaf oo amniga Muqdisho ka shaqeynayo.

Muqdishu (SNTV)-Raisul wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre taliyaha ciidanka asluubta Bashiiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa...

Toyota oo xarun ka furatay Muqdisho

Mogadishu (SNTV)-Shirkadda ayaa 27-sana kadib ka furatay xafiis ay leedahay magaalada Muqdisho oo uu maanta  xariga ka jaray wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somalia Maxamed...

Shir looga hadlayo in la helo sharci mamnuucaya dhoofinta dhuxusha oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Shirkan oo looga hadlayay ka hortaga Jarista dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha ayaa waxaa ka qeybgalay Hay’adaha Qaramada Midoobay, Dowladaha taageera Soomaaliya, dowlad Goboleedyada...

Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wafdigii la socday

Djibouti (SNTV), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdigii uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...