Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Date:

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, horumarinta hayโ€™adaha amniga iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara.

Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, hayโ€™adaha amniga, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kale ee ay khuseyso arrimaha amniga dalka.

Kulanka ayaa lagu falanqeynayaa xaaladda amniga dalka, caqabadaha jira iyo qorshayaasha lagu xoojinayo wada-shaqeynta hayโ€™adaha amniga iyo qeybaha kala duwan ee dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale