Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo Xuddur ka daah-furay ololaha diiwaangelinta dadweynaha ย 

Date:

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ka daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa maanta magaalada Xuddur si rasmi ah uga daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Bakool.

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxaa ka goโ€™an in doorasho qof iyo cod ah laga hirgeliyo dhammaan gobollada dalka, si muwaadiniinta Soomaaliyeed u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee codbixinta, ugana qeyb qaataan goโ€™aaminta mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale