Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Date:

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Alper AktaลŸ, oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka horumarka iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug, gaar ahaan dekedda Hobyo, wadooyinka, iyo garoomada diyaaradaha.

Sidoo kale, labada masuul ayaa isla gartay in shirkadaha gaarka loo leeyahay ee dalka Turkiga ay maalgashi ka sameeyaan Galmudug, maadaama deegaannada maamulkaas laga dareemayo amni lagu kalsoonaan karo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...