Shirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad

Date:

Shirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad, iyadoo maanta lagu falan qeyn doono Xaquuqul Insaanka si gaar ah haweenka, Carruurta iyo Naafada.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka Maxamed Cumar Bashiir ayaa sheegay in shirka maanta lagu soo bandhigi doono doodo muhiim u ah ilaalinta xuquuqul insaanka dalkeenna.

“Maanta shirweynaha waxaan kusoo bandhigeynaa doodo muhiim u ah ilaalinta Xuquuqul insaanka dalkeenna”.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda wasaaradda Qoyska ee XFS ayaa waxaa shalay furay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali, iyadoo lagu wado in berrito lasoo gabagabeeyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...