Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay wasiirka tacliinta sare ee dalkaas

Date:

Danjiraha Dowlada federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay wasiirka wasaarada tacliinta sare ee dowladda Aljeeriya mudane Prof Kaamil Badaari.

Labada masuul ayaa ka wada halday xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dawladood ee Soomaaliya iyo AlJeeriya, sidoo kale waxay kawada hadleeyn sidii garab buuxa looga siin lahaa dowladda Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta arrimaha waxbarashadda iyo sidii deeq waxbarasho ay uga heli lahaayeen Ardayda Somaaliyeed dalka Aljeeriya.

Kulan ka Danjiraha iyo Wasiirka Tacliinta sare ayaa ku soo dhamaaday si wanaagsan Waxayna labada Masuul isla Af-garteen In Kor loo qaado is-kaashiga waxbarasho ee labada dowladood.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...