Madaxweynaha JFS oo farxadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid ah Agoonta waalidkood ay ku shahiideen dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid ah Agoonta waalidkood uu ku shahiiday dagaalka xaqa ah ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladdu ay joogteyn doonto xuquuqda u gaar ka ah caruurta agoonta Ciidamada Qalabka Sida, isaga oo hoosta ka xarriiqay in geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda qaaliga ah u huray xoreynta iyo difaaca dalka ay ummadda Soomaaliyeed ugu qoranyihiin Baal dahabi ah, waxa uuna Alle u weydiiyay dhammaan halyeeyadii nafta u huray difaaca dalka, dadka iyo diinta Islaamka in uu hoygooda ka yeelo Janatul Firdowsa

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-guuradii 66-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay...

Wasiirka Beeraha oo booqasho ku tegay qaar ka mid ah beeraha degmada Afgooye

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed...

Safiirka JFS ee K/afrika oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika,...