Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu go’doomiyay dhul howd ah oo u dhaw Masaajid Cali Gaduud

Date:

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus ka fulinaya dhulka howdka ah ee magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe,

Howlgalka oo cir iyo dhul ah ayaa weli ka socda deegaanka, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka waxaana halkaas lagu go’doomiyey horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta.

Faahfaahin dhameystiran goordhow kala soco Warbaahinta Qaranka, Inshaa Allaah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...