Hay’adda USAID oo Mashruuc looga hortagaayo cunno yarida ka daah furtay Muqdisho 

Date:

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle oo ay wehliyaan ku xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini’aadanimada George Conway iyo madaxa hay’adda USAID, ayaa Muqdisho uga qeybgalay daah furka mashruuc ay fulinayso Hay’adda USAID .

Mashrucaan oo ay ku ka cayso lacag dhan $29 Milyan, ayaa waxaa ka faa’iideeysanaya 80,000 oo qoysas Soomaaliyeed ah, waxana uu mashrucaan diiradda sarayaa hagaajinta isku xirnaanta hay’adaha sare u qaadista habka loo maareeyo musiibooyinka, iyo taageerada dadka nugul ee la daaladhacaya cunno yarida, gaar ahaan kuwa ku nool deegaannada ay ka jiraan abaaraha iyo musiibooyinka kale ee dabiiciga ah.

Mashruucan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada ay dowladdu ku xoojinayso ka hortagga iyo wax ka qabashada xaaladaha cunno yari ee ka dhasha masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa bini’aadannimada ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...