Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa Aqalka Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey George Conwey

Date:

Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro, La-Taliyaal iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa Aqalka Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey George Conwey oo ah ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka

Kulan qaatay Saacado ayaa Wafdiga ka socday Qaramada Midoobay iyo Madaxda Dowladda Koonfur Galbeed kaga wada hadlay Arimaha Amniga Guud Deeganada Koonfur Galbeed Taageerida Ciidamada Qeybahooda kala Duwan iyo wax ka qabashada Arimaha Bini’adanimada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane...

Guddoomiye Ku-xigeenka Aqalka Sare oo guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka...

Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa...