Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo lagu soo dhaweeyay Toronto 

Date:

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo gaartay Magaaladda Toronto ee Wadanka Canada, ayaa waxaa halkaasi si weyn ugu soo dhoweeyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Toronto.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo booqashadeeda maalmo qaadan doonta, ayaa mudada ay halkaasi joogto waxa ay kulamo la qaadan doontaa qeybaha kala duwan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Toronto ee wadanka Canada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...