Gollaha Wasiirrada koofur Galbeed oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar

Date:

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada oo lagu Ansaxiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar iyo Hindise Sharciyeed Xuquuqda Naafada oo ay soo Diyaariyeen Wasaaradaha Amniga iyo Haweenka.

Wasiirada Wasaaradaha Beeraha, Waxbarashada, Dastuurka iyo Arimaha Gudaha, ayaa sido kale laga Dhagaystay Warbixino ku Saabsan Howlaha Shaqo ee Wasaaraddaha.

Labadaan sharci oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Ayaa ah laba sharci oo aad muhiim ugu ahaa,Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay sugayeeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...