Ciidanka Xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan 

Date:

Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka degaanka oo garab ka helay Ciidamada ATMIS,ayaa Goordhaw kooxada Argagaxisada Al-shabaab kala wareegay Degmada Buurweyn iyo Degaanka Show oo katirsan Gobolka Hiiraan.

Howlgalkan, ayaa ka dambeyay markii kooxada Argagaxisada ay xalay weerar Arbushaad ah kusoo qaadeen Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha Degmada jalalqasi Nuur Maxamed Absuge Nuur dheere, ayaa hoggaaminayay howgalka, sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Abaanduulaha Ciidanka Degaanka Degmada jalalqasi Nuur Ibraahim Fiiqow oo qeyb ka ah Saraakiisha hoggaaminyay howlgalka.

Gobalka Hiiraan ayaa ka mid ah meelaha Khawaarijta cashir lama ilabaan ah loogu dhiggay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda NIRA 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle...