Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas.

Date:

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaas.
Safarka madaxweynaha ee dalka Qatar ayaa qeyb ka ah dadaalada Diplomaasiyadeed ee Dowladda Soomaaliya ay uga hortageyso damaca Gurracan ee dowladda Ethiopia ay ku soo damaacisay Madax banaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...