Wasiirkii Haweenka XFS oo maanta lagu aasayo Muqdisho.

Date:

Qaban-qaabada aas Qaran oo loo sameynayo AUN Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka socota Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho halkaas oo goordhow laga soo dajinayo Meydka marxuumadda.
Alle ha u naxariistee Wasiirada ayaa shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti waxaana aaskeeda ka qeyb galaya Madaxda Qaranka iyo Boqolaal dadweyne ah.
Warbaahinta Qaranka ayaa si toos ah usoo tabin doonta aaska Qaranka ee Wasiirka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...