Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiirada Guriyeynta jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Libya.

Date:

Kalfadhigii 40-aad ee Gollaha Wasiirada Guryeynta iyo Dhismaha Carabta ayaa lagu qabtay caasimada Tripoli ee dalka liibiya.
Howlaha Madasha Wasiirada Carabta ee Shanaad ee Guriyeynta Horumarinta Magaalooyinka, iyo Bandhig la socday ayaa lagu qabtay caasimadda Tripoli, iyadoo oo uu shirka ka qeyb galay kuna metelayay dowladda Soomaaliya Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dib-udhiska iyo guriyaynta Xildhibaan Ismaaciil Cabdiraxman Sheekh Bashiir iyo Wefdiga uu hogaaminaayay oo tirsan wasaradda hawlaha guud ee dalka.
Shirka ayaa looga dooday lana soo bandhigay Sidii Guryo qiimo Jaban loogu heli lahaa Shacabka dan yarta ah iyo Shaqaalaha Dowladda ee aan awwoodin inay kiraystaan ama iibsadaan guryaha qaaliga ah sii loo yareeyo dhibaatooyinka jira.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan...

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen....

DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...