NISA oo soo bandhigtay Maleyshiyaadka safka Khawaarijta ka soo baxay {SAWIRRO}

Date:

Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koofur galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta kuwaas oo isi soo dhiibay ciidanka.
Xubnahaan ka mid ahaan jiray khawaarijta ee la soo bandhigay ayaa ka koobnaa Afar ruux muuqaal ahaan laga dareemayey dhibaatada ay ku jireen nolol ahaan inta ay ka tirsanaayeen safka Khawaarijta .
Dhalinyarada maanta isku soo dhiibay ciidanka ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay ka soo qayb qaateen dagaalo khawaarijtu ay ku gashay gobolada Shabeelooyinka, Hiiraan iyo Gedo madaama ay ku jireen waxay ugu yeeraan jabhadaha.
Tan iyo markii uu bilowday howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta waxaa sii xoogaysanayey maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha naftooda kala soo baxsanayey deegaanada ay dhuumaalaysanayaan kooxda khawarijta ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Buulo-burde oo u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Buulo-Burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u...

Wasaaradda Batroolka XFS iyo West Virginia oo Iska kaashanaya Sahminta iyo Soo Saarista Macdanta Muhiimka ah

Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West...

Wasiirka Qoyska XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan la xiriiray Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...