Wasiiirka Caafimaadka oo soo saaray wareegtada ku lifaaaqan qoraalkan Sharciyadda iyo Waajibaaadka Machadka Caafimaadka Qaranka.

Date:

Wasiiirku waxa uu farayaa dhammaan hay’adaha caalamiga ah iyo saraakiisha ay sida tooska ah ugu socoto wareegtadu, oo ay ka mid yihiin agaasime waaxeedyada wasaaradda iyo hay’adaha dawladda in ay dhaqan geliyaaan wareegtadaan.
Wasiirku waxa uu xaqiijiyay in dhismaha Machadka Caafimaadka Qaranka Soomaliya in loo cuskaday xeerka ay ansixiyeeen aqlabiyada golaha wasiirrada ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna soo baxay wareegtada Raysul Wasaaaraha Xukuumadda Federaaalka.
Wasiir, Waxa uu qirayaa muhiimadda uu u leeyahay Machadka Caafimaadka Qaranka hagaajinta himilooyinka caafimaaadka, ka hor Taga Cudurrada iyo Xakamaynta xanuunnada xilliyada ay jiraaan Musiibooyinka degdegga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...