Dalalka Chile iyo Colombia oo ku dhawaaqay in Isra’iil ay kala baxayaan safiiradooda

Date:

Dalalka Chile iyo Colombia ayaa ku dhawaaqay fiidnimadii xalay in safiiradooda ay kala baxayaan Israa’iil si ay u muujiyaan gardarrada joogtada ah ee Israa’iil ay ku hayso Falastiin, gaar ahaan magaalada Qaza, kaas oo horseeday dhimashada dad  ka badan 8,500 ruux oo u badan Haween iyo Carruur.

Madaxweynaha Chile Gabriel Boric, ayaa ku dhawaaqay in Isra’iil uu kala baxay safiirkii halkaasi u joogay sababa la xiriira gardarrada ay ku hayso magaalada Gaza.

Dhankiisa, madaxweynaha Colombia Gustavo Petro, ayaa ku dhawaaqay in Dowladiisa ay u yeertay safiirkii u fadhiyay Israa’iil, si ay u muujiyaan sida ay ugu soo horjedaan dhibaatada iyo xadgudubyada Isra’iil ay ku hayaan shacabka reer Falastiin

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Geneva kaga qayb galay shir muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...