Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo dil toogasha ah ku fulisay Rag oo horay dilal u geystay

Date:

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay Yuusuf Isaaq Nuur iyo Aadan Maxamed Xasan, kadib markii ay dilal ka geysteen degaanada Koonfur Galbeed.

Ex, Dable xoogga Yuusuf Isaaq Nuur Aadan, ayaa loo toogtay qisaasta marxuum Mustaf Xaaji Xasan, kaas oo uu dilay kadibna uu Ceel ku riday si aan Loo arkin meedkiisa.

Dhinaca kale Ex. dable Boolis, Aadan Maxamed Xasan Ibraahim oo loo yaqaanay (Boqol) ayaa isna loo toogtay dilka Sheekh Cali Axmed oo ahaa wayeel 65 jira ah, kaasi uu markii dilka loo geysanayay isku dayay in uu Aadan ka waaniyo  isbaaro u taalay mid ka mid ah Xaafadaha magaalada Baydhabo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...