Maleyshiyaadkii ugu badnaa oo maanta iska soo dhiibay gobolka Baay.

Date:

Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 14 xubnood oo ka Mid ahaa khawaarijta. kuwaas oo isku soo dhiibay ciidamada amniga.
kooxdaan ayaa ka tirsaneed waxa ay ugu yeeraan jabhadaha Khawaarijta, kooxda ayaana sheegtay in ay iskaga soo baxeen Khawaarijta iyaga oo ka cabsi qaba inaysan wajihi karin howlgalka xoreynta ee socda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund –...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...