Antonio Guterres oo ku baaqay Xabad joojin bini’aadannimo oo ka dhaqan gasho Qaza

Date:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa Maanta oo Arbaca ah ku baaqay xabbad joojin bini’aadannimo oo degdeg ah, kana dhaqan gasho Qaza.

Guterres oo khudbad ka jeediyay Madasha Hindisaha Belt iyo Road ee Beijing, ayaa yiri “Waxaan ku baaqayaa xabbad-joojin bini’aadannimo oo degdeg ah, si loo yareeyo dhibaatooyinka ba’an ee ka socda magaalada Qaza, waxaan marqaati ka nahay in halkaasi ay ka jiraan dhibaato aan nindhaha laga qarsan karin”.

Xoghayaha Qaramada Midoobay, waxuu Israa’iil ugu baaqay  in si degdeg ah ay u ogolaato in dadka godoonsan la gaarsiiyo h gargaarka bini’aadantinimo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...