Afhayeenka Booliska oo kawarbixiyey khasaaraha ka dhashay Qarax ruux naftii haliga ah uu ku weereray goob ay ku shaahaan dhalinyaro

Date:

Afhayeenka Booliska Sadiiq Doodishe oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay Qarax ruux naftii haliga ah uu ku weereray goob ay ku shaahaan dhalinyaro.

Inta la xaqiijiyey weerarkaan ayaa waxaa ku geeriyowday ilaa 5 Qof halka ilaa 6 kale ay ku dhawacmeen weerarkaan.

halkaan ka dhageyso Codka Afhayeenka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...