Taliyaha Ururka 4-aad Guutada 16aad ee Danab oo booqday Qoysas ay ka shahiideen Qaar ka mid ah shuhadadda ciidanka CXDS

Date:

Taliyaha Ururka 4-aad Guutada 16aad ee kumaandooska Danab Cabdullaahi Mustaf Cali {Madaala-Qaran} iyo madaxa arrimaha bulshada ururka 4-aad ee Danab Ayaa Maanta Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose ku  booqday Qooysas ay ka shahiideen Qaar ka mid ah shuhadadda ciidanka CXDS ee Danab .

Taliye ururka 4-aad ee Danab ayaa qoysaskaas u balan qaadey in laga war qabi doono xaladooda isagoona carabka ku atkeeyey askarta shahiidey in ay ahaayeen Geesiyaal Qaran.

Booqashadaan  ayaa imaaneysa xilli Dalka oo dhan uu ku jiro Dagaal lagu ciribtiraayo Naf lacaariga Khawaariijta Arxanka daran ee Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...